Farmaajo oo jawaab ka bixiyey hadalkii Khayre ee ahaa in doorashada la qabto waqtigeeda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in doorashada soo socota ay ku qabsoonto waqtigeeda. Madaxweynaha ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta dimuqraadiyadda dalka iyo in la sii horumariyo hannaanka doorasho, iyada oo mar walba awoodda loo sii dhaweynayo shacabka Soomaaliyeed. … Continue reading Farmaajo oo jawaab ka bixiyey hadalkii Khayre ee ahaa in doorashada la qabto waqtigeeda